Inta badan ciidankii maanta galay xarunta Baarlamanka Somalia oo xabsiga la dhigay

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas C/wali Jaamac Gorod ayaa shaaciyey in ciidamaddii milateriga ahaa ee saaka hubka la galay Xarunta Golaha Shacabka intooda badan la soo xiray. Gorod ayaa sheegay iney bilowdeen baaritaano lagu sameynayo ciidankaas, kuwaasoo ay wadaan ciidamada amaanka. Taliyaha oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada … Continue reading Inta badan ciidankii maanta galay xarunta Baarlamanka Somalia oo xabsiga la dhigay